Samo ku waar
Appearance
Samo ku waar is the national anthem of Somaliland. It is sung in Somali.
- Samo ku waar, samo ku waar, saamo ku waar
- Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa,
- Samo ku waariyoo iyo bogaadin sugan
- Hanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waar
- Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay qarannimada Somaliland
- Xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar
- Guulside xanbaarsan soo noqoshadiisa
- kalsooniduu mutaystayee dastuurka ku salaannee
- Midnimo walaalnimo goobanimo islaanimo kugu salaanee samow samidiyo
- samo ku waar samo ku waar saamo ku waar