Somaliyaay toosoo
Apariencia
El himno nacional de Somalia, Somaliyaay toosoo ("Despierta Somalia"), fue compuesto por Ali Mire Awale en julio de 1947. Reemplazó al antiguo himno somalí sin letra en 2001.
Letra
- Soomaaliyeey toosoo
- Toosoo isku tiirsada ee
- Hadba kiina taag daranee
- Taageera waligiinee.
- Ummadyahay mar kale toosoo
- Calankiina wada tiirshoo,
- Danta guud ku taagsada oo
- Isu wada tanaasula eey.
- Somaliyaay toosoo
- Toosoo isku tiirsada ee
- Hadba kiina taag daranee
- Taageera waligiinee.
- Tawaabkoo qudhaa bixiyoo
- Gobannimada taam ka dhigee,
- Rabbi toobad weyddiistoo
- Talo saarta Weynaha eey.
- Somaliyaay toosoo
- Toosoo isku tiirsada ee
- Hadba kiina taag daranee
- Taageera waligiinee.
- Qabiilkaad ku tookhdaan baa
- Qawmiyaddaada kaa tira oo,
- Tayo li'ida qoys-qoyskaa
- Idin bada tabaalaha eey.
- Somaliyaay toosoo
- Toosoo isku tiirsada ee
- Hadba kiina taag daranee
- Taageera waligiinee.
- Inuu Naar ku taro mooyee
- Dagaal ehel ma taabaggalee,
- Shacabkaa in loo turo oo
- La tabantaabsho kaa mudaneey!
- Somaliyaay toosoo
- Toosoo isku tiirsada ee
- Hadba kiina taag daranee
- Taageera waligiinee.
- Curaddadaada taargo'ayaa
- Tiiraanyo qaran weeyee,
- Walaalkiis kan tooganayow
- Adays jaray tagoogaha eey.
- Somaliyaay toosoo
- Toosoo isku tiirsada ee
- Hadba kiina taag daranee
- Taageera waligiinee.
- Quruun teeda hanan weydaa
- Tiqo kuma leh dunideenee,
- Adduunyada ka tamin qaadtoo
- Assaagiina tiigsada eey.